saxafimedia.com
Qarammada Midoobey Oo Shaacisay Taageero Ay Ka Geysanayaan Duufaanadii Xeebaha Somaliland Ku Dhuftay | Saxafi Media
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay Somaliland ku caawinayaan Gargaar dhan 2.7 Milyan Dollar oo wax lagaga qabanayo saamayntii ay yeesheen duufaanadii SAGAR ee ku dhuftay guud ahaan xeebaha Somaliland.