saxafimedia.com
Qatar Oo Ka Dalkeeda Ka Mamnuucday Badeecadaha Ay Soo Saaraan Is Bahaysiga Sucuudiga Iyo Imaaraadku | Saxafi Media
Qatar ayaa gabi ahanba dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go’doomiyay.