WorldRemitAds

Burco, Somaliland, June 18, 2018 (Saxafi) – Ciidamada Booliska gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ganacsatada magaalada Burco gaar ahaan mulkiileyaasha makhaayadaha lagu iibiyo Shaaha.

Xadhiga ganacsatadan ayaa yimid ka dib markii qiimaha shaaha lagaga cabo Magaalada Burco uu kor u kac ku yimid, kaasi oo uu koobka shaaha ah qiimihiisu noqday 1500 (kun iyo shan boqol) oo lacagta Somaliland ah halka uu markii hore ahaa qiimaha halka koob 1000 (kun shilin) oo lacagta Somaliland ah.

SomlegalAds

Warku ma cayimin tiradda ganacsatadda la xidhxidhay, ciidamada amaankuna kama haddal illaa hadda.

Sicir-bararka ka jira dalka Somaliland ayaa ah mid u muuqda in aan xalkiisa ayna helin labadii Xukuumadood ee ka dhashay xisbiga Kulmiye ee u kala dambeeyay xukunka dalka.

 

 

 

 

 

 

 

Ciidamada Booliska gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ganacsatada magaalada Burco gaar ahaan mulkiileyaasha makhaayadaha lagu iibiyo .

Xadhiga ganacsatadan ayaa yimid ka dib markii qiimaha shaaha lagaga cabo Magaalada Burco uu kor u kac ku yimid, kaasi oo uu koobka shaaha ah qiimihiisu noqday 1500 (kun iyo shan boqol) oo lacagta Somaliland ah halka uu markii hore ahaa qiimaha halka koob 1000 (kun shilin) oo lacagta Somaliland ah.

Warku ma cayimin tiradda ganacsatadda la xidhxidhay, ciidamada amaankuna kama haddal illaa hadda.

Sicir-bararka ka jira dalka Somaliland ayaa ah mid u muuqda in aan xalkiisa ayna helin labadii Xukuumadood ee ka dhashay xisbiga Kulmiye ee u kala dambeeyay xukunka dalka.

Ciidamada Booliska gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ganacsatada magaalada Burco gaar ahaan mulkiileyaasha makhaayadaha lagu iibiyo Shaaha.

Xadhiga ganacsatadan ayaa yimid ka dib markii qiimaha shaaha lagaga cabo Magaalada Burco uu kor u kac ku yimid, kaasi oo uu koobka shaaha ah qiimihiisu noqday 1500 (kun iyo shan boqol) oo lacagta Somaliland ah halka uu markii hore ahaa qiimaha halka koob 1000 (kun shilin) oo lacagta Somaliland ah.

Warku ma cayimin tiradda ganacsatadda la xidhxidhay, ciidamada amaankuna kama haddal illaa hadda.

Sicir-bararka ka jira dalka Somaliland ayaa ah mid u muuqda in aan xalkiisa ayna helin labadii Xukuumadood ee ka dhashay xisbiga Kulmiye ee u kala dambeeyay xukunka dalka.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.