WorldRemitAds

Rag Lagu Laayay Deegaanka Guumays Ee Gobolka Sool Iyo Xaaladda Waqtigan

, Somaliland, July 3, 2015,(Saxafi) – Laba nin ayaa ku naf waayey gudaha magaalada Guumays kaddib markii xilligii Afurada ee xalay rag hubaysan oo ka soo jeeda deegaanka Guumays ay rasaas la beegsadeen  dhawr nin oo ka soo jeeda deegaanka Oog oo sida la sheegay socoto ku galay halkaas.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.