WorldRemitAds

Sannad-Guurada 1aad Ee Khilaafada Dawladda Islaamka

Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri.(Qaybta 1aad )

IsisSannad ayaa laga joogaa markii, 29kii Juun 2014, Kooxda Daacish ay ku dhawaaqday khilaafada Dawladda Islaamka halkaas oo misaajid ku yaalla magaalada Mawsil, Ciraaq lagu caleema-saaray Khaliifka Abu Bakr al-Baghdadi. Sannadkaa, warbaahinta caalamka waxaa hadheeyay dhacdooyin bahalnimo oo loo aaneeyo Dawlad-ku-sheegga Islaamka ee Ciraaq iyo Shaam…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.