WorldRemitAds

Muuqaalka Sawirkan ayaa ah mid kulmiyay Afartii hogaamiye carbeed ee xukunka lagaga tuuray kacdoonkii dalalkooda ka dhacay, kaas oo ay ka hor intaan xilka laga tuurin ay si wada jir ah u galeen.

Afartan Hogaamiye oo kala ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Tuunis Sayn Caabidiin Bin Cali oo isagu ahaa hogaamiyihii talada looga hor tuuray ayaa ku beegan nambarka 1, halka Xusni Mubaarik oo ku xigay uu ku beegmay nambarka 2, hogaamiyihii hore ee dalka Libya Colonel Qadaafi oo isna ahaa hogaamiyihii sadexaad ee xukunka lagu tuuray ayaa ku beegan nambarka 3, halka Cali Cabdale Saalax madaxweynihii hore ee dalka Yemen uu isna shalay dil lagu khaarajiyay uu ka yahay nambarka 4.

Hogaamiyayaashan oo dhamaantood xukunka laga wada tuuray sanadkii 1432-ka Hijriga ayaa marka lagu dul qoro sanadka 1432-ka Hijrigu ugu kala beegmayaa sidii ay u dheceen ee ay isugu xigeen.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.