WorldRemitAds

Muuqaalka Madaxweynaha Dalka Suuriya Bashar Al Asad oo isagoo gaadhi kuwa gaarka ah wata, booqasho kedis ah ku tagay deegaano ka tirsan bariga Quuda, gaar ahaan goobihii dhawaan ciidamdiisu ka qabsadeen kooxaha mucaaridka ee dagaalka qadhaadh kula jira.

Bashar Al Asad ayaa kaxaystay gaadhigiisa, waxaanay warbaahintu ku warantay inuu degaano badan sii maray, dad kala duwan oo ka soo baro kacay dhulka mucaaridka laga saarayna uu la hadlay una balan qaaday, dib u dejin xukuumadiisu u samayn doonto.

SomlegalAds