WorldRemitAds

Muuqaalka Madaxweynaha Chile Sebastian Pinera, oo ku dhex kufay burburka, guryihii isku raranka dadka saboolka ah ee caasimadda dalkaasi deganaayeen, balse dhawaan dawladda hoose ka rartay, oo dhulka lala simay.Madaxweynaha oo sawirkan ay ka qaaday, wakaalada wararka (Reuters), mar uu booqanayay burburka dhulkaas danyarta laga raray, balse uu afka mar qudha u dhacay Madaxweyne Sebastian Pinera.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.