WorldRemitAds

Muuqaalka Minaarada Masaajidka Dhoobada ka samaysan ee Magaalada Tinbukti ee dalka Mali, minaaradan iyo masaajidka taariikhiga ah ee ay ku taalo, ayaa ah kuwo dhismahoodu dhoobo ama ciid iyo qoryo kaliya ka samaysan yahay,

waana kuwa ugu da’da wayn dunida oo waxa ay jiraan ilaa sideed boqol iyo konton sanadood, waxa uu sawirkani kamid yahay, sawiradii ugu fiicnaa tartanka National Geographic ee 2015-ka.

Minaarad

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.