WorldRemitAds

Sawirka Maanta – Muuqaalka sawir laga sameeyay isbadalka tignoolajiyada casriga ah iyo isticmaalka telefoonada gacanta ee (Mobile-ku), ku keentay nolosha aadamiga. 

Muuqaalkan oo laga qaaday shaqaalaha mid ka mid ah shirkadaha waaweyn ee dunida ayaa ku tusaya, tobanaan qof oo mid walba telefoon ku hadlayo, kuwaas oo qofna aanu qof kale kala hadlayn dadka ay hoolka wada joogaan, xaaladan oo aan iyadu dhici jirin, ka hor intaanay soo bixin telefoonada gacantu.

Tignoolajiyada

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.