saxafimedia.com
Shir Maayaradda Caasimadaha Dalalka Islaamka Ah Uga Furmay Djibouti | Saxafi Media
Magaalada Djibouti ee caasimada dalka Djibouti waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay yeelanayaan maayaradda caasimadaha wadamada Islaamka.