saxafimedia.com
Shirkad Gool Kasta Oo Uu Maxamed Saalax Dhaliyo Boqol Milyan Khasaaraysa | Saxafi Media
Shirkad telefoonada dalka Masar ugu wayn ee Vodafone iyo naadiga kubada cagta Ingiriiska ee Liverpool, waxa ay laba toddobaad ka hor kala saxeexdeen heshiis ku saabsan in shirkada telefoonada ee Masar, ay gool kasta oo uu dhaliyo ciyaar yahanka Maxamed Saalax u baahiso macaamiisheeda.