saxafimedia.com
Shirkadda DP World Oo Xoojinaysa Mashaariicda Horumarineed Ee Somaliland Sanadka 2018 | Saxafi Media
Shirkadda Dubai Port World (DP World) ayaa sheegtay in sanadkii 2017 uu soo galay dhaqaalle ku dhowaad ah hal bilyan oo dollar, taas oo ay sheegeen inay sahli karto in la helo fikrado cusub oo dhanka teknolojiyadda iyo fursado ganacsi ah oo lagu horumarinayo dekedaha ganacsi ee ay maamusho.