saxafimedia.com
Somaliland: Hoos U Dhac Ku Yimid Sarifka Doollarka Iyo Sababta La Filayo Inay Keentay | Saxafi Media
Shantii cisho ee u dambeeyey waxa Somaliland laga dareemayey hoos u dhac uu samayanayey doolarkii, waxaana arrintaasi lagu sababeeyey Jaadka ka maqan wadanka ee dhinaca dalka Itoobiya ka iman jiray,