saxafimedia.com
Somaliland Iyo Xuska Maalinta Biyaha Adduunka | Saxafi Media
Munaasibad lagu xusayay maalinta Biyaha adduunka oo ku beegnayd shalay oo ay taariikhdu ahayd 22/3/212, ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaarada Macdanta iyo BiyahaSomaliland.