saxafimedia.com
Sucuudiga Oo Hadyadii Ugu Qaalisanayd Siisay Ciyaaryahanka Maxamed Salaax | Saxafi Media
Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa shaaca ka qaaday, hadiyadii ugu qaalisanayd inay siinayso kabtanka xulka qaranka Masar iyo kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska Maxamed Salaax