saxafimedia.com
Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan Oo Sucuudiga Ku Tilmaamay Cadowgooda Koowaad Ee Israel Ka Xun | Saxafi Media
Taliyaha guud ee ciidamada Ilaalada Kacaanka dalka Iran Gen. Maxamed Cali Jacfari, ayaa khudbad uu sanadka cusub ee 2018-ka u jeediyay ciidamada qalabka sida ee dalka Iiran ku sheegay in Sucuudigu yahay cadowga koowaad