saxafimedia.com
Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Tacsi Madaxweyne | Saxafi Media
Madaxweynaha Somaliland, Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa Tacsi u diray Ciidanka Amaanka ee Somaliland iyo Ehel iyo Qaraabadii uu ka baxay Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland oo Saaka ku geeriyooday Abu-Dabia ee dalka Imaaraadka Carabta.