WorldRemitAds

Muqdisho, Somalia, July 15, 2018 (Saxafi) – Tartan adag ayaa ku dhexmaraya madaxda Soomaalida ee magaalada Muqdisho sida la iskugu qorayo liiska magacyada dadka ka qayb galaya shirka Midawga Yurub qaban qaabiyey ee qaadhaanka loogu doonayo Soomaalida ee dhawaan lagu qaban doono dalka Belgium.

Tantankani ayaa ku salaysan dad badan oo ka mid ah madaxda Soomaalida oo doonaya inay fiise ku helaan shirkaasi, isla markaana ay kaga haajiraan wadanka Somalia ee qalaalasuhu hadheeyey, sababta oo ah marka shirku dhamaado ayay doonayaan inay is-dhiibaan, isla markaana sharciyadda u taala Midawga Yurub ayaa dhigaya in aan la celin karin qof ka yimid Somalia maadaama oo ay dagaalo halakeeyeen.

SomlegalAds

Shir kasta oo loogu qabto madaxda Somalia waxa uu keenaa in boqolaal fiise laga helo qaaradda Yurub, isla markaana qiimo qaali ah lakala siisto xubnaha lagu qorayo shirkaasi inay ka qayb galaan, waxaana la sheegay inuu qiimuhu mararka qaarkood gaadho ilaa 10,000$ oo dollarka Maraykanka ah amaba ka badan.

Haddaba tartan adag oo loo soo galay ka dib iyo qiimayaal kala duwan oo la kala siistey, liiska xubnaha ka qayb geli doona shirarkaasi Soomaalida loogu qabanayo Brusells oo Saxafi nuqul ka mid ah helay waxa uu u qornaa sidan

  1. Ahmed Nur The Commissioner NCR/IDPs
  2. Ahmed Said Farah NCR Consultant
  3. Hassan Awil Farah Adviser, Ministry of Planning
  4. Mohamed Sharif Logistics/Conference Facilitation – ACU
  5. Awil Hassan Daad OoP, Puntland State of Somalia
  6. Mukhtar Abdisalam Suleyman OoP, Puntland State of Somalia
  7. Abdinasir Abdi Mohamed OoP, South-West State of Somalia
  8. Nimco Abdirashid Ahmed Chief of Staff, Banadir Region
  9. Hassan Abukar Head of Aid Coordination, BRA
  10. Abdullahi Ali Alas Ministry of Planning & Economic Promotion
  11. Steps for Integration of Gender and Human Rights
  12. Deeq Suleiman Yusuf Director General
  13. Mohamed Elmi Human Rights Technical Advisor
  14. Suad Mohaidin Dhore Gender Technical Advisor
  15. Wilo Abdulle Child Rights Advisor
  16. Farhic Hassan Aden Gender Technical Advisor
  17. Basma Omar Ahmed Deputy Mayor of Mogadishu
  18. Koshin Abdi Hashi Deputy Coordinator P/CVE
  19. Hamza Sheikh Hussein Communication and Social Mobilization

Advisor

  1. Mohamed Abukar Zubeyr Director General, Ministry of Constitution
  2. Fadumo Musse Mohamed Gender Adviser -NIEC
  3. Halima Farah Godane SWSO
  4. Nasra Wehliye CEO Telecommunication Company
  5. Abdulkadir Mohamed Abdulkadir Lawyer
  6. Fadumo Diiriye Meier Samafal
  7. Idil Abdulkadir Galgalo IIDA
  8. Fadumo Abdullahi Communication consultant
  9. Hon. Ikraam Yussuf Hirsi MP
  10. Hon. Hani Mohamed Adan MP
  11. Hon. Sahra Omar Malin MP
  12. Hon. Hani Mohamed Adan MP
  13. Mohamed Abdi Hassan OPM
  14. Mustakim Waid Advisor, OPM
  15. Ilyas Ali Hassan Senator
  16. Halima Ali Adan CSO
  17. Ahmed Dini Hassan CSO
  18. Shukri Aden Mohamed Senator
  19. Zahra Mohamed Ahmad SWDC
  20. Accelerating Private Sector Investments for Economic Recovery and Resilience

through Innovative Finance Mechanisms

  1. Mohamud Abdi Ali Gabeire President, Chamber of Commerce
  2. Abdirashid Ali Ainanshe Vice President
  3. Mohamed Jama Aidid Puntland Chamber Of Commerce
  4. Ahmed Moalin Isaq Mohamed Vice President SCCI& Chairman southwest
  5. Shafi Rabi Kahin General Secretor SCCI& Chairman

Jubaland

  1. Mohamed Abdilaahi Abdi Galmudug Chamber of Commerce
  2. Omar Abdulkadir Abukar Coordinator SCCI & Chairman Hirshabele
  3. Abdi Abshir Dorre General Director, Chamber of Commerce
  4. Amina Jama Deble Vice President , Livestock Department
  5. Ahmed M. Yuusuf Chairman & CEO, Hormuud Telecom
  6. Abdikarim Mohamed Karie Manager, Hormuud Telecom
  7. Abdirashid Said Duale CEO, Dahabshil
  8. Hassan Abdi Awad Manager, Dahabshil
  9. Mohamed Iman Mohamed Director, East Africa General Trading
  10. Abdifitah Moalin Hussein Chairman, Investment Company
  11. Rashid Haybe Dubed Somali Business & Invest. Council
  12. Abdulahi Nur Osman Somali Business & Invest. Council
  13. Mohamed Ahmed Jama Delcom Somalia
  14. Mohamed Ali Warsame International Bank of Somalia Founder
  15. Suleyman Dualle Chairman, Amal Bank
  16. Abdullahi Mohamed Sheik Jimale Charman, Remittance Association
  17. Abdi Ali Mohamud Managing Director, Bakaal General Trading
  18. Isse Haji Farah Managing Director, Aljubail Trading
  19. Liin Hassan Mohamed Chairperson, Liin Industry
  20. Mohamed Ali Mohamud Top star Shipping Chairman
  21. Abdikariin Osman Hassan Chairman, Hasco General
  22. Ismail Abdulahi Siyad Founder, Somali Fuel Company
  23. Ahmed Nor Ali Jama Chairman, Somali Plastic
  24. Mohamed Farah Ali Chairman, Becco
  25. Mohamed Ahmed Nur Chairman, Oriental
  26. Husein Hersi Ahmed
  27. Mohamed Yassin Olaad Founder, Dallo Airlines
  28. Jama Mohamed Isse Founder, Amal Group
  29. Abdirahman Ali Ahmed Chairman, Haas Petroleum
  30. Liban Obsiye Chief Policy Coordinator, MoF
  31. Mohamed Bashir Mohamed ACU, OPM
  32. Kadir Mohamoud Jama Aviation Sector, Chamber of Comerce
  33. Iman Mohamed Ali Chamber of Commerce, Mogadishu

Livestock Quarantine

  1. Ahmed Elmi Muhumad Advisor, MoCI
  2. Osman Osman Ministry of Planning & Economic Promotion
  3. Ali Mohamed Director of Investment, MoPIED
  4. Abdikadir Mohamed Adan DG of Planning, MoPIED
  5. Nasra Agil Civil Engineer, SOMTECH
  6. Halima Ahmed Tea Tree Cafe & Bakery Owner
  7. Ayan Abdlkadir Esse Somali Woman Business Forum
  8. Ali Sirad Director of Investment, MoPIED
  9. Hassan Abdi Awad Managing Director, Dahabshiil Group

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.