WorldRemitAds


Addis Ababa, Ethiopia, January 18, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Orodyahanka UK ee caanka ah ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, Maxamed Faarax (Mo Farah), halkaas oo wada-hadal dhexmaray kadib ay tartanka orod ah wada yeesheen.

 

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.