0
29
PropellerAds

Telefishan Toos (Live) Uga Waramaya Suuq La Rasaaseeyay Oo Weerar La Mid Ah Lagu Soo Qaaday

Telefishan ku yaala dalka Maraykanka ayaa lagu qaaday weerar hubaysan oo la mid ah, dhacdadii ay ka waramayeen, waxaana si toos ah loo daawaday suxufiyiintii telefishankan ee goob dad lagu rasaaseeyay war si toos ah uga soo tabinayay oo isla iyagii weerar la mid kii ay ka waramayeen ku dhacay.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.