saxafimedia.com
Ururadda Siyaasada Iyo Dacwadaha Ka Oogan Musuqa | Saxafi Media
Sida la ogyahay waxa haatan socda hawlo la xidhiidha qabanqaabada doorashooyinka Golaha deegaanka ee la filayo inay dalka ka dhici doonaan qiyaastii wakhtigii loogu talo-galay oo ahayd bisha April.