saxafimedia.com
Waraysi Khaas Ah: Cabdinuur Allaale Iyo Xusuusta Halabuurkii Weynaa Ee Ibraahin-Gadhle - Qaybtii 3aad | Saxafi Media
Halgankii Gobonimo-doonka ayaa waqtiyadaas bilaabmay, annagana waxa na fuushay masuuliyad culus oo ah inaannu dadka isku soo dhaweynno. Tiroba afar Xisbi ayaa waddanka markaa ka jiray.