saxafimedia.com
Waraysi Khaas Ah: Cabdinuur Allaale Iyo Xusuusta Halabuurkii Weynaa Ee Ibraahin-Gadhle | Saxafi Media
Qormadani waxay koobaysaa xog-waraysi khaas ah oo uu weriye Xasan Maxamed la yeeshay Fannaanka Cabdinuur Allaale. Waraysigan waxa uu Allaale kaga warbixinayaa maraaxiilkii suugaaneed ee ay soo martay maansada Abwaan Ibraahim Gadhle.