saxafimedia.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Beelihii Ku Dagaalamay Ceel-Afweyn Isu Dhaariyay | Saxafi Media
Wasiirka Arrrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo wefti uu hogaaminayay oo ay qayb ka yihiin Gudida nabadgelyada ee Golaha Guurtida ayaa shalay soo xidhay nabadeyn deegaanka Ceel Afweyn ka dhalata,