saxafimedia.com
Wasiirka Daakhiliga Jarmalka Oo Sheegay Inaan Islaamku Meel Uga Banaanayn Muwaadinimada Dalkiisa | Saxafi Media
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Jarmalka Horst Seehofer, ayaa si badheedh ah u cadaystay nacaybka uu Muslimiinta iyo diinta Islaamka u qabo, ka dib markii uu shirkiisi ugu horeeyay ee uu warbaahinta u qabto kaga dhawaaqay inaan Islaamku meel ku lahayn dalka Jarmalka.