saxafimedia.com
Wasiirka Maaliyadda: Wasiirkii U Horreeyay Ee Yareeyay Kharashaadkii La Lunsan Jiray | Saxafi Media
Mid ka mid ah waxyaabaha ay wasaaradda Maaliyaddu ku caana-maashay isla markaana loogu bartay, ilaa haddana dadyow badani u hanqal-taagayaan waa in sifo khaldan loo isticmaalo dakhliga ummada kaas oo dawladda ku soo gasha cashuur-ahaan.