WorldRemitAds

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa beeniyay inuu jiro tartan Guddoomiyaha Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE oo u dhexeeya isaga iyo Maxamed Kaahin Axmed, balse waxa keliya ee hadda jiraa uu yahay sidii loo dhisi lahaa Muuse Biixi Cabdi, Musharaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE ee uu ugu guulaysan lahaa kursiga talada dalka u sareeya.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.