WorldRemitAds

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Xukuumadda Ka Difaacay Eedeyntii Ay U Soo Jeediyeen Mucaaradku

Hargeysa, Somaliland, July 7, 2015 (Saxafi) – Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyey eeddo culus oo ay xisbiyada mucaaradku usoo jeediyeen xukuumadda, isla markaana u soo jeediyey inay wararka iska hubsadaan.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.