WorldRemitAds

Wasiirkii Hore Arrimaha Dibadda Oo Beeniyey Inuu Saxeexay Heshiish Qarsoodi Ah Oo Dhexmaray Somaliland Iyo Somalia

Nairobi, Kenya, July 7, 2015 (Saxafi)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa beeniyey inuu jiro wax heshiish ah oo uu la saxeexday Soomaaliya, isla markaana waxa uu eed u soo jeediyey wasiirka Madaxtooyadda oo uu sheegay inuu qirtay wax aan jirin.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.