saxafimedia.com
Wasiirro Ka Hadlay Safar Ay Kaga Soo Laabteen Djibouti | Saxafi Media
Wefti ka kooban laba wasiir oo ka socda xukuumada Somaliland oo toddobaadkii hore booqasho ku tagay dalkaDjibouti, ayaa shalay ku soo laabtay Magaalada Hargeysa.