saxafimedia.com
“Waxaa Isku Kay Qaban La’ Awdal Oo Hoygii Tacliinta Somaliland Ah In Kolba Beeli Intay U Timaado Inay Tidhaahdo Reer Hebel Hadii Aanu Nahay Cod Na Siiya” | Saxafi Media
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ka qaybgalayey qali jabinta jaamacad ku taalla magaaladda Boorama ayaa ka sheekeeyey faraqa u dhexeeya markii Soomaaliya la wada ahaa iyo imika markii Somaliland gaar ula soo noqotay xornimadeedii faa’iidadda ay shacabka u leedahay.