saxafimedia.com
“Waxaanu Wadnaa Barnaamij Dadka Lagu Barayo Qof Waliba Waxaa Uu Xaqa U Leeyahay Iyo Waxa Xaqa Loogu Leeyahay” Wasiirka Cadaaladda Somaliland
Wasiirka Cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal cusub oo loo dejinayo cadaaladda iyo garsoorka Somaliland.