saxafimedia.com
"Waxan Jeegaanta Loo Bixiyey Anigaba Way I Soo Martay” Eng Maxamed Xaashi Cilmi | Saxafi Media
Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa soo bandhigay wakhti ay soo martay istaageerid siyaasadeed uu ku macneeyey jeegaanka oo kale.