saxafimedia.com
Xadhiga Badhasaabkii Hargeysa Iyo Masuuliyiin Kale | Saxafi Media
Mudane Madaxweyne waxa isasoo taraya cabashada laga tirsanyo qaar ka mid ah masuuliyiintaada, gaar ahaan kuwa madaxtooyada ka hawlgala.. Xadhiga masuuliyiinta iyagoon dambi lagu heyn waa dambi laga galay muwaadiniinta.