WorldRemitAds

Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada Dimishiq.

http://www.youtube.com/watch?v=KhVizCrkrtw

Sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku nool yihiin iyadoo waxii ka horeeyey  kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5 dad ah, hay’adda UNISCO-na waxay safka hore ka gelisay magaalooyinka raadadka taariikheed leh, mudo tobaneeyo sano ka hor ah ayay ahayd markii loo aqoonsaday inay tahay caasimada dhaqanka islaamka

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.