saxafimedia.com
Xanuunno Laga Dhaxlay Duufaantii Sagar Ee Ku Dhufatay Deegaanada Xeebaha Galbeed Ee Somaliland | Saxafi Media
Lughaya oo ka mid deegaanadii ay duufaantii Sagar ku dhufatay ayaa sheegaya in dadkii ka badbaaday duufaantaasi la ildaranyihiin xanuunno kala duwan