WorldRemitAds

Xarun Ammaankeeda Aad Loo Adkeeyay Oo Xilkii Lagaga Qaaday Maayarkii Iyo Ku-Xigeenkii Boorama Iyo Tirada Xildhibaanada Ka Soo Xaadirtay

Boorama, Somaliland, June 25, 2015 (Saxafi) – Kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaaddeen xubnaha Golaha Deegaanka Boorama ayaa waxay xilkkii kaga qaadeen Guddoomiyihii hore ee Golaha Deegaanka Boorama, ahaana Maayarkii hore ee Boorama, Saleebaan Xasan Xaddi iyo Maayar ku-xigeenkiisii, iyagoo fadhigaasina ku magacaabay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen cusub, isla markaana ah Maayar iyo Maayar ku-xigeenka cusub ee Boorama.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.