saxafimedia.com
Xarunta Kiristaanka Ee Vatican Oo Soo Dhawaysay Isbedel Dhaxal Sugaha Sucuudigu Ku Sameeyay Xukunka Dadka Ridooba Ee Diinta Islaamka Ka Baxa | Saxafi Media
Xarunta looga taliyo diinta Kiristaanka ee Vatican-ka loogu yeedho ayaa dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga ku amaantay, isbadalada uu ku samaynayo nidaamka dawladnimo ee dalkiisa, gaar ahaan wax ka badalka xukunka shareecada diinta Islaamka ee dalkaasi hore ugu dhaqmi jiray.