WorldRemitAds
Guddoomiyaha Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska, Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-Saalax), ayay xaaladiisa caafimaad aad u soo fiicnaanaysa kadib markii shalay qalliin fudud lagu sameeyay, isagoo hadda jiifa Cusbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa.

Kooxda Xidigaha GeeskaWasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa isagu shalay ku booqday Abwaan Laab-Saalax Cusbitaalka uu ku jiro ee qalliinka loogu sameeyay, kaas oo sheegay in xaaladda Abwaanku wanaagsan tahay isla markaana ay u rajaynayaan inuu illaahaya caafimaadkiisa u soo wada celiyo. 

Halkan hoose ka daawo:

Laab Saalax: Talooyin Uu I Siiyay Cawke!

 

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.