WorldRemitAds

Muuqaalka nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Chechen oo lagu magacaabo, Adam Osmayev da’diisuna tahay 31-jir, kaas oo isku dayay in uu khaarajiyo raysal wasaaraha dalka Ruushka Vladimir Putin, ninkan oo qabashadiisa ay iska kaashadeen sirdoonada dalalka Ruushka, Ingiriiska iyo Ukraine waxa ugu danbayntii lagu qabtay, Marsada caalamiga ah ee Odessa, waxaana sawiradii ugu horeeyay ee telefishanadu soo bandhigeen ay muujinayaan ninkan oo dhaawac ka soo gaadhay madaxa iyo qaybo ka mid ah wajigiisa.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.