WorldRemitAds

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee KULMIYE Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo oo madashan ilyartu is qabatay ka hadlay ayaa tilmaamay in ujeedada kulanku tahay in la isu waramo, waxaa kale oo uu cadeeyay inay ku dhagan yihiin mawqifkooda ay ku raadinayaan in xisbiga si xor iyo xalaal ah loogu tartamo cida murashax u noqonaysa, islamarkaana ay taas ku celcelinayaan, “Golaha dhexe xoogiisi halkan ayuu fadhiyaa 210  xubnood in ka badan ayaa fadhida” Ayuu yidhi waxaana uu sheegay inay haystaan Kooramkii iyo awoodii Xisbiga waxaana uu ku taliyay mar kale in laga noqdo qaabka shirka hadda la wadaa uu u socdo.

Halkan Hoose ka Daawo:

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.