saxafimedia.com
Xisbiga Waddani Oo Gaashaanka U Daruurray Ka Qaybgalka Shir Uu Qabanqaabiyay Guddida Doorashooyinka Somaliland | Saxafi Media
Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa gaashaanka u daruuray isla markaana ganafka ku dhuftay codsi uga yimid guddida doorashooyinka Somaliland.