saxafimedia.com
“Xisbigayagu Ilaa Hadda Musharax Buu Leeyahay In Kasta Oo Siyaasaddu Isbedbedesho”Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xisbigiisu yahay xisbiga kaliya ee musharax leh,