saxafimedia.com
Xubin Ka Tirsan Salaadiinta Awdal Oo Ku Taliyay In Gargaarka Dadka Aan Meel Dhexe La Soo Marinin | Saxafi Media
Xubin ka tirsan salaaiinta Gobolka Awdal ayaa ku baaqay inaan gurmaka duufanada gobolka Awdal loo soo marinin gacmo kale, ciddii dhulka belaayadu ka dhacday wax uu yaboohaysaanaa toos ugu dirto odayaasheeda iyo maamulkeedana kala kaashadaan qaybintooda.