saxafimedia.com
Xujayda Soomaalidda Ah Oo La Tilmaamay In Lacagta Ugu Qaalisan Ee Lagu Xajo Lagu Qaado Goobaha Ugu Hooseeya Oo Noloshoodu Adag Tahayna La Dejiyo | Saxafi Media
Xujayda Soomaalidda ah ee ka timid Somaliland iyo Somalia ayaa eedeeyay dadka hoggaamiya oo ay sheegeen in ay ka qaataan lacag badan oo aan dunidda kale meela lagu qaadin, islamarkaana la dajiyo meelaha ugu hooseeya oo aanay u qalmin