Xukumaddu Waa Wadaag Iyo Xadhko Isku Soohan!!!! | Saxafi Media
Xaragadda dowladnimo xin iyo xaasid maha, ciqaab iyo aargoosi maha ee waa xulasho iyo xoojin xubnaha hadba suuragelin kara hadafka iyo ujeedooyinkii Xisbigii Kulmiye ee tobanka sanno dagaalka iyo dirirta afka iyo aduunkaba ah ugu jirey siddii uu u gaadhilahaa hogaanka Jamahuuriyadda Somaliland