saxafimedia.com
Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada U Xidhay Laba Telefiishan | Saxafi Media
Xukuumadda Somaliland ayaa shalay la wareegay xarumaha labada Telefiishan ee Eryal iyo Horyaal, kuwaas oo lagala noqday rusqadii ay ku shaqaynayeen.