saxafimedia.com
Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Wada Hadal Dhexmara Somaliland Iyo Somalia | Saxafi Media
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin fulinta qodobaddii ka soo baxay shirweynihii caalamiga ahaa ee London, sidaasna waxa dalka Beljium ka sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar.