WorldRemitAds
Home Blog Page 684

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Xanuunka Dhan-Jafka

Dhan Jafku waxa uu ka mid yahay xanuunada sida kadiska ah dadka ugu soo booda, isla markaana ka dhasha, ciladaha dhinaca caloosha qofka ka jira, inta badan qofka uu ku dhaco waxa markiiba laga dareemaa, astaamo qofka kale ee arkaa ku garto in dhan jaf ama madax xanuun hayo.

SomlegalAds

Daily Mail Oo Daabacday Warqad 20 Sano Ka Hor Obama Walaalkii U Diray Oo Damaciisa Iyo Takoorka Dadka Madow Kaga Hadlayo

Waraaq Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama walaalkii u diray labaatan sanadood ka hor ayaa jariirada Daily Mail ee dalka Ingiriiska ka soo baxdaa soo daabacday, si faah faahsana u soo bandhigtay xogtii Obama walaalkii uga waramay iyo arrimo siyaadeed oo uu kala hadlay.

SomlegalAds

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Sharaxay Qaabka Ugu Fiican Ee Baanka Dhexe U Maamuli Karo Suuqa Iyo Sarifka Lacagaha

Waraysi Gaar Ah Jamaal Cali Xuseen – Qaybtii 2aad Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015 (Saxafi) – Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyska Saxafi kaga hadlay arrimo badan oo aanu qaarkood cadadkii hore ku baahinay, waxaa uu qaybtan kaga hadlayaa oo uu tallooyin usoo jeediyey Masuuliyiinta Baanka dhexe sidiii u xadidi lahaayeen qiimaha sare u kacay ee lacagta iyo sicir bararka ka jira suuqa.

SomlegalAds

Jamaal Cali Xuseen Oo Meesha Ka Saaray Is Aamin Iyo Waan-Waan Danbe Oo Ay Isugu Soo Dhawaadaan Mucaaradka Iyo Xukuumadu

“Annigu Ma Aqoonsani Xukuumadda Madaxweyne Danbana Uguma yeedhayo ee Waa Mudane Siilaanyo” “Hoggaanka Kulmiye Waxay Iska Dhigeen Niman Ilko Leh Oo Wax Kala Goyn Karra..Laakiin, Maaha Dad Wax Laga Gelli Karo”

SomlegalAds

Bileyska Boorama Oo Qabtay Qurbajoog Lagu Tuhmay Inay Taageero Siiyaan Maleeshiyada Suldaan Wabar

Bileyska Boorama Oo Qabtay Qurbajoog Lagu Tuhmay

SomlegalAds

Boorama: Maxaa Dhacaya Maalmaha Kala Guurka Maamulka Golaha Degaanka

Maxaa Dhacaya Maalmaha Kala Guurka Maamulka Golaha Degaanka

SomlegalAds

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Oo Amaawiir Ka Soo Saaray Gaadiidka Ku Xadgudba Shuruucda

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Oo Amaawiir Ka Soo Saaray Gaadiidka Ku Xadgudba Shuruucda

fadlan(1)Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015 (Saxafi)-Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska ayaa amar ka soo saaray hab dhaqanka gaadiidka wadanka,isla markaana digniin usoo diray gaadiidleydaasi.

Labaddan masuul ayaa ka hadlay Booyadaha iyo Iska rogooyinka fuqa hore turusyadda waaweyn ku xidha iyo gaadiidka xawaaraha dheer ku socda ee aan ku dhaqmin sharciga wadda marista,…

View On WordPress

SomlegalAds

“Ragga Kursiga Ku Haliilaya Waxaan Leeyahay Muftaaxa Quluubta Shacbigu Maaha Aflagaado Iyo Hanjabaad” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015, (Saxafi)  – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu Siyaasiyiinta xasuusinayo inay cayda iyo qabyaaladu ay tahay wax dhaqankeena ka caagan.

SomlegalAds

Saddex Marxuum Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Oo Aas Qaran Shalay Loogu Sameeyey Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015 (Saxafi)-Alla ha u naxariistee waxa shalay aas qaran loogu sameeyey duleedka bari ee magaaladda Hargeysa saddex marxuum oo doraad shil gaadhi ku geeriyooday jidka isku xidha Berbera iyo Hargeysa.

SomlegalAds

Madaxweyne Siillaanyo Oo Magacaabay Wasiir Ku-Xigeen Cusub Mid Kalena U Bedelay Wasaarad Kale

Hargeysa, Somaliland, July 1, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa caawa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, halka uu wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaraddaas ugu bedelay inuu noqdo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland. 

SomlegalAds